Hoobiyayaal lagu garaacay agagaarka xerada Xalane ee Muqdisho

illaa 4 Hoobiye ayaa saaka lagu garaacay agagaarka xerada Xalane oo ku taalla xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Hoobiyayaasha ayaa la sheegay inay ku habsadeen guryo dad shacab ah ay degan yihiin oo ku yaalla hareeraha garoonka diyaaradaha, waxaana jira khasaare ka dhashay.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading