Hoobiyayaal lagu garaacay xerada Xalane

Tiro Hoobiyayaal ah ayaa lagu garaacay goor-dhaweyd xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, oo ah saldhiga Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya.

Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkan oo ahaa illaa 6 Hobiyayaal ah, maadama xogta Xerada xalane aad loo qariyo.

Madaafiicdan lagu tuuray Xalane ayaa imaanaysa xilli lagu wado in dhowaan Teendhada Afesiyoone oo ku dhow xarunta Xalane lagu qabto shirka Dowlada Federalka, iyo Dowlad goboleedyada, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen beesha caalamka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading