Hoobiyayaal lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya

Tiro Hoobiyaal ah,ayaa ku soo dhacay nawaaxiga Madaxtooyada ilaa dal jirka daahsoon ee magaalada Muqdisho.

Jugta madaafiicdaan ayaa laga maqlay qaar ka mid ah Degmooyinka ku dhaw Villa Somaliya.

Wixii ku soo kordha waa idiin soo gudbin doonaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading