Ugbaad oo aheyd hooyo 3-Caruur ah korsanaysay kuna jirtay heerka jaamacada.
Saaka Nin Arxanlaawe ah oo ay sheeko wadaag ahaayeen,ayaa kufsi iyo dil ugu geystay magaalada Burco.
Waa mid ka mid dhacdooyinka sida joogtada ah loogu hayo Haweenka Somaliyed.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.