Hormuud Foundation ayaa 100,000 oo dollar ugu deeqday Abaaraha Jubbaland (VIDEO)

Hay’adda Hormuud Foundation ayaa 100,000 oo dollar ugu deeqday dadka ay saameeyeen abaaraha daran ee ku dhuftay gobalada Jubbada Hoose iyo Gedo ee deegaanada Jubbaland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading