Horyaalka Kubadda cagta Puntland oo maanta bilaabanaya

Horyaalka Kubadda cagta Puntland ee kooxaha heerka 1-aad ayaa maanta furmaya, Waxaana ciyaarta ugu horeysa ku kulmi doona kooxaha Garoowe City iyo Boosaaso FC.

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa la filayaa inuu furo Tartanka oo ay isku arki doonaan 9 kooxood oo ah, kooxaha heerka 1-aad ee Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading