Hotel Xayaat oo la amray in la dumiyo

Masuuliyiinta laamaha amaanka Muqdisho,ayaa lasoo sheegayaa in ay amreen duminta Hotel Xayaat.

Amarkan,ayaa yimid ka gadaal markii ay adkastay soo afjarida Maleeshiyada ku jirta dhismaha Hotelka.

Hotelka dhismayaashiisa,ayaa durba lagu xiray Miinooyin mar kaliya dhulka dhiga.

Ciidamada amaanka,Weriyayaasha iyo dhamaan dadkii ka ag dhawaa Hotelka,waxaa lays kugu geeyey isgoyska Taleex.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading