Idil News Oo raali galin ka bixinaysa war si khaldan uga baxay saakay

Sii buuxda ayaan uga raali galinaynaa hadaan nahay warbaahinta Idil News warka ku saabsan dagaalka Tukaraq akhristayasha nagu xiran.
 
Warkan sheegaya in Dagaalka Tukaraq uu bilawday saakay aroortii mahan mid sax ah waxaana ku fududaaday mid kamid ah Wariyayashayada garowe.
 
Aadbaan uga xunahay in aan sii daynay war aan dhamaystirnayn mana ahan dhaqankayaga iyo hab qoraalkayaga.
 
Dhamaan akhristayasha Idil News waan ka raali galinaynaa warkaas.
 
 
Idil News

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading