IGAD oo si adag u cambaareeysay dagaalada ka dhacay Muqdisho

Urur goboleedka IGAD ayaa Cambaareeyay Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho iyo xasaradaha Siyaasadeed ee soo kordhaya waxaana Igad ay sheegtay iney sii wadi doonto ku sidii dhinacyada siyaasadeed iyo saamileyda ay uga wada hadli lahaayeen xaalada taagan ee dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading