Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhow ka amba baxay garoonka diyaaradaha Kismaayo iyagoo kusii wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.
Ciidamada gaarka ah ayaa hor-dhac u ah wafdiga Madaxweynaha Jubbaland oo ku wajahan Magaaladaasi, halkaas oo uu ka furmi doono shirka wadatashi ah oo looga hadlayo marxada kala guurka ah ee Doorashada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.