Video:-Ilhaan Cumar oo gaartay Magaalada Muqdisho

Muqdisho waxaa Gaartay Ilhaan Cumar oo Maalmahan Puntland ku sugnayd.

Ilhaan,waxaa kusoo Dhawaysay Garoonka Aadan-cadde Gudoomiye ku xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar Iyo Qaar kamid Golaha Wasiirada Fadaraalka,Talyayaasha Ciidanka,Xildhibaanada Labasa Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan.

Inta ay ku sugan tahay Muqdisho,waxaa uqorshaysan in ay la kulanto Madaxweynaha Fadaraalka Xasan Shiikh Maxamuud.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading