Ilhaan Cumar oo loo doortay in ay ka mid noqoto gudiga arimaha dibada Ee Kongareeska

18.1.2019.idilnews.Minisota. Ilhaan Cumar oo dhawaan loo doortay xubin aqalka Kongareeska Maraykanka,ayaa loo xushay in ay qayb ka noqoto gudiga arimaha dibada ee Aqalka.

Afhayeenka Aqalka Nancy Polisi,ayaa udooratay Ilhaan in ay ka mid noqoto gudiga.

Magacaabida loo magacaabay Ilhaan in ay ka mid noqoto gudiga arimaha dibada mahan wax iska caadi ah oo dhacay.


Gudigan,ayaa ah mid awood badan saamayntiisuna balaaran tahay,in loo doorto Ilhaan Cumar ka mid ahaanshaha Gudigaas,waxay diraysaa fariimo kala duwan.waxaana durba walaac ka muujiyay Dowlada Srael sida uu qoray Wargeys kasoo baxa Dalkaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading