Ilhaan Cumar oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Garowe, December 22, 2022: Ku Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdiasiis Cabdullahi Cismaan oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan Goleyaasha Dawladda, Dadweyne fara badan ayaa Garoonka Jen. Maxamed Abshir ku soo dhaweeyay Seneter Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congress-ka Mareykanka oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay Puntland.

Waddooyinka waa weyn ee caasimadda,ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne aad u fara badan oi ka qaybqaadanayay soo dhaweyntiisa.

DHAMMAAD


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading