Ilhaan Cumar oo udigtay Booliska

Ilhaan Cumar waxay canbaaraysay Xabadaha Cinjirka ah iyo awooda ay isticmaaleen Booliska.

Sidoo kale waxay Bulshada ugu baaqday in ay si nabad ah umudaaharaadaan.

Caro xoog badan oo la dhalatay dilkii Booliska Minisota ee Ninka Madow.

Xaalku waxuu cirka isku sii shareeray markii dibadbaxayaal si nabad ah u socday Boolisku u isticmaaleen Xabadaha Cinjirka ah iyo Sunta Dadka kaga ilmaysiisa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading