Ilyaas Bedel Gaboose oo noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee la doortay 2021

Senator Ilyas Bedel Gaboose, ayaa noqday Senator kii ugu horeeyey ee kusoo baxay doorashada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee 202, kaddib markii uu ku guuleystay kursi kamid ah kuraasta xubnaha Golaha Aqalka ku matalaya Jubbaland.

Ilyas Bedel Gaboose ayaa helay 55 Cod, halka musharixii la tartamayay oo ahaa Mohamed Ahmed Sayid uu helay 17 Cod.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading