Iyadoo Xasan Shiikh laga diiday codsi uu ku dalbaday in uu kaga qaybgalo Shirkan,ayaa dhanka kale Imaaraadku ku casumeen Cirro.
Shirkaas,waxaa ka qaybgalaya 300 oo Wasiir iyo 80 Madax Hay’ado Caalami ah.
Xasan ma qaadi karo masuuliyad Umadeed,waxaana farxad ah in caalamku fahmo oo badalkiisa xiriir iyo wada Shaqayn la yeesho Masuuliyiinta masuulka ah.
Maraykanka iyo Dowladaha Reer Galbeedka,ayaa joojiyay wada Shaqayntii la dagaallanka argagixisada ee Villa Somaliya,waxayna uguureen in ay toos ula Shaqeeyaan PL iyo JL.
Waa fariimo toos ugu socda Xasan Shiikh oo badbaado ah loona baahnaa.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.