Imaaraadka”Somaliland maanan aqoonsan,heshiiska Berbera Dowladii Xasan Sh.ayaan la galnay

Wasiiru dawlaha arimaha dibedda ee imaaraadka Dr.Anwar Qarqaash ayaa sheegey in ay heshiishka dekedda Berbera la galeen xukuumadii hore ee Soomaliya .
 
Waxa uu kale uu raaciyey in ay taageersanyihiin Midnimada Soomaaliya oo aanay safaarad iyo qunsuliyad ku lahayn Somaliland .
 
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta”Hotelada Muqdisho ee ku howlan waxyaabaha aan ogoleyn Diinta Gacan…
 
Sidaa waxa u ku sheegay mar uu u waramayey idaacadda BBC-da Laanteeda af carabiga.
 
Hadalka Wasiiru dawlaha arimaha dibedda ee imaaraadka ayaa imaanaya xili uu jiro khilaaf u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta kaas oo saan saantiisa laga dareemay gudaha Magalada Muqdisho.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading