100-Askari oo Ciidamada Taraafikada Puntland ka mid noqonaya,ayaa tababar usoo xirmay.
Halkan ka daawo muuqaalka

Baahi weyn,ayaa loo qabay in kor loo qaado tayada Ciidamada Taraafikada Puntland oo dhulka taalay.

Sida muuqata tayada Askariga iyo Qalabka isbadal,ayaa lagu sameeyay.

Casharada ay qaateen ee muhiimka ah,waxaa ka mid ah shuruucda Wado marista iyo Ganaaxa ku waajibaya Gaadiidka iyo Darawalada.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.