Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain David Cameron ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin wadan madaxbanaan.
Cameron waxa uu soo jeediyey in loo baahan yahay in Falastiin la siiyo dowladnimo, si loo dhiiri geliyo xasillooni ka dhalata Gobolka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.