Ingiriiska oo udiraya Adis Ergay ku qanciya Abiy ka laabashada heshiiska SL

Shirkii Amniga Somaliya looga xaajoonayay ee Imaaraadka,waxaa lagu go’aamiyay in Ingiriisku udiro Ergay Itoobiya si uu ugala hadlo ka laabashada heshiiska isfahan ee ay la gashay SL.

Shirkaas,waxaa fadhiyay Shan Dowladood oo kala ah….

1.Maraykanka
2.Ingiriiska
3.Turkiga
4.Qatar
5.Imaaraadka.

Waa war kale oo uhiilinaya difaacasashada Somaliya ee Madaxbanaanideeda,Midnimadeeda iyo Qaranamideeda.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading