Wasiirka Hawlaha guud Gadiidka iyo Guryaynta Dawladda Puntland Mudane Axmed Bashiir Muuse (Cirro) Ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Engineerada Qiimaynaaya Wadada U dhaxaysa Garowe Iyo Bosaaso oo Burbur Kasoo Gaaray Roobab Da.ay sanadkii lasoo Dhaafay.
Engneeradan ayaa waxaa soo dirtay dowladda
Talyaaniga Oo Horey u Dhistay Wadadan,
wasiirka Howlaha Guud Aya ku Howlan Sidi Ugu Dhaqsiyaha Badan In loo Qiimeeyo Loona Dhiso Wadadan Oo Halbowle U Ah Puntland.
kulanka Aya waxa Goobjoog Ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Puntland Iyo sanatar C/Rasaaq Juurile Iyo Masuuliyiin Kale.








Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.