Inta badan Beesha C.Maxamuud oo isla qaadatay Doorashada Burhaan Dio

Labada Kursi ee Cumar Maxamuud ku leeyihiin Golaha shacabka Fadaraalka mid waa Burhaan Dio Mio ee kan kale wax halayska waydiiyo.

Ilaa iyo hada Isimada,Nabadoonada iyo guud ahaan Bulshada qaybaheeda waxay isla ogol yihiin Xubinimada Burhaan.

Sidoo kale Madaxda Dowlada Puntland waa raacsan yihiin heer walba oo ay yihiin.

Burhaan waa Nin Puntland ku mati kara fagaaraha siyaasada Somaliya oo weliba macno ka keeni kara.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading