Isbadal hogaamineed oo lagu samaynayo hogaamada Ciidamada Bada iyo Sirdoonka PL

Agaasimaha sirdoonka Pisa Ninka haatan ah Jamaal,waxay ubadan tahay in la geeyo Agaasimaha Ciidamada Badda.

Halka Agaasimaha Ciidamada Badda uu Wadanka ka tagi doono.

Waxaa kaloo dhici karta in Agaasimaha sirdoonka aan meel kale la gayn oo kaliya xilka qaadis lagu sameeyo.

Sidoo kale,waxaa dhici karta in Ciidamada Badda loo dhiibo Nin lagu magacaabo Ina Cabaade.

Isbadaladan,waxaa la filan karaa maalmaha soo socda.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading