Doorashooyinkii Baarlamaan iyo Madaxweyne ee Somaliland Tirada Dadka ka qaybgalay,waxay kala ahaayeen..
Doorashadii ugu horaysay ee Madaxweyne,waxaa ka qaybgalay 2002-dii 311,991-Kun.
Doorashadii Riyaale iyo Siilanyo ay ku noqdeen Madaxweynayaasha,waxaa ka qaybgalay 630,000-Qof.
Doorashadii Madaxweyne ee Muuse Biixi kusoo baxay,waxaa ka qaybgalay 700,000-Qof.
20-Sano Dadka loo diiwaangeliyay Doorashada SL,waxay gaari waayeen Hal Milyan oo Qof.
Puntland”
Doorashadeeda Tijaabada ah oo Golayaasha Deegaanka,waxaa ka qaybgalay Dad dhan 400,000-Qof.
Waxaa xusid mudan in aan Gobollada Sool iyo Cayn aysan ka dhicin Diiwaangelin Doorasho.
PL oo markii ugu horaysay hirgelisay Doorashada,waxaa isdiiwaangeliyay 10%.
Mustaqbalka,waxaa laga filan karaa in ay gaaraan Dadka isku diiwaangelinaya Cod bixinta Doorashada 100%.
https://www.africanews.com/2017/11/21/somaliland-ruling-party-candidate-wins-nov-13-polls-media-reports/
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.