Isdiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweynaha oo bilaabatay

Waxaa goor dhaweyd xarunta Aqalka Sare ka bilaabatay diiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, waxaan noqday musharaxii ugu horreeyay ee is diiwaangeliya madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa maanta iyo berri diiwaangelin doona musharraxiinta madaxweynaha, iyada oo doorashada madaxweynaha la qaban doono 15-ka bishan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading