Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo soo gaaray Garowe

Islaanka iyo Isimadii uu horkacayay ee Cumar Maxamuud hada ayay soo gaareen Garowe oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Kulan Mahadnaq ah,ayaa hada bilaabanaya,kadib Isimadu caawa in ay la kulmaan Madaxweynaha ayay ubadan tahay.

8

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading