Isimo Farmaajo kasoo lacag qaatay oo Shir ka abaabulaya Bosaso

Isimo reer Bari ah,ayaa qorshaynaya in ay Bosaso ku qabtaan Shir.

Shirka waxaa qorshaysan in uu ka dhaco Hotel Gacayte.

Isimadan waxaa laga soo abaabulay Xamar waxayna lacag kasoo qaateen Farmaajo,iyadoo isku xirka uu lahaa Wasiir Xayir.

Laamaha amaanka Puntland waa in ay si dhow ula socdaan dhaqdhaqaaqa Hotelada guud ahaan Bosaso.

Sidoo kale Saxaafadu waa in ay ka fogaataa kooxahaas oo aysan qayb ka noqon hoosaasinta cadawga Puntland.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading