Isin ku dhex dagaalamay Shirkii Isimada iyo Madaxweyne Deni

Beeldaajaha Beesha Siwaakhroon Beeldaaje.Ismaaciil Cal Bari,ayaa ugacan qaaday Cabuud oo sheegta isna Suldaanka Beesha Siwaakhroon.

Beeldaaje Calbari,waxuu ka carooday Cabuud oo soo dhex fariistay Shirka Isimada iyo Saraakiisha Amniga ay la lahaayeen Madaxweyne Deni.

Gacan qaadka,waxaa lahaa Beeldaaje Calbari oo Uleey Cabuud oo sheegta Suldaan isla Beesha Siwaakhroon ah.

Suldaan Cabuud,waa laga saaray Shirka gacan qaadka kadib.

Gobolka Bari lagama ogola Isimada soo jireenka in ay soo Agfariistaan kuwa Bugaanbugta ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading