Isku aadka ciyaaraha Aduunka oo xalay ka dhacay Ruushka (Akhriso)

Munaasibadda isku aadka tartanka ciyaaraha adduunka 2018 ayaa goordhow lagu dhowaaqay iyadoo xulalka Portuqiiska iyo Spain ay isku guruub noqdeen halka xulalka Argentina iyo Nigeria ay ku jiraan guruub D.

Halkan ka aqriso sida ay isugu  soo beegmeen xulalka dalalka ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha adduuka  2018.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading