Isku aadka Horyaalka kooxaha heerka 1–aad ee Gobalka Mudug oo lagu dhawaaqay (VIDEO)

Munaasabad lagu shaacinayay Isku aadka Horyaalka kooxaha heerka 1–aad ee Gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Kooxaha Koobkan ka qeyb galaya oo garaya 8 Kooxood ayaa is-aragga hore iskugu beegmay qaabkan;

Al macruf Vs chh

Shamblus Vs Kambo FC.

Dowladda Hoose Vs Gaalkacyo United

Yamayska FC Vs RBS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading