Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa ugu baaqay ciidamada Booliska ee Gobolka Bari in ay ku sugnaadan goobahooda shaqada islamarkaana ay gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo igmaday.
Taliye Xuseen ayaa sida oo kale sheegay in la xiri doona isku socodka Gaadiidka 24 saac laga bilaabo lixda Makhribnimo ee maanta dhamaan Degmooyinka Gobolka Bari waxaana uu bulshada faray in ay qaataan Awaamiirta.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.