Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo dib ugu soo laabtay dalka

Islaan Bashiir Islaan cabdille Ilsaan Faarax oo in mudo ah dalka dibadiisa ugu maqnaa hawlo caafimaad,ayaa dib ugu soo laabtay Puntland,gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo.

Soo dhaweyn balaaran,ayaa islaanka loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo.

Sida qorshuhu yahay Ilsaanka waxaa sugaya hawlo fara badan oo ay ugu waa weyn yihiin qabashada Shirweyne beesha Cumar Maxamuud iyo dhisida Gudi horumarineed oo isla beesha ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading