Islaan Bashiir iyo wafti uu hogaaminayo oo gaaray Garowe

Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo Mudug ka yimid,qaybna ka noqon doona xalka PSF,ayaa soo gaaray Garowe goor dhawayd.

Suldaan Siciid iyo Islaan Bashiir ,ayaa hogaamin doona dhaqanka Qaybta ka noqon doona dhamaynta arinka PSF.

Shaqadu si wacan ayay usocotaa oo hawsha PSF Dhaqanka iyo Siyaasiga Puntland ee miisaanka leh uma kala harayaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading