Islaan Bashiir iyo waftigii uu hogaaminayay oo gaaray

Maamulka Gobalka Bari, kan degmada Boosaaso, Saraakiisha ciidanka, odayaasha, dhalinyarada iyo haweenka ayaa galabta magalada kusoo dhaweeyey wafti isimo ah uu hogaaminayaan Islaan Bashiir oo uu qayb ka ahaa Suldaan Siciid.

Socdaalkaan,ayaa ku aadan nabadeynta magaalada Boosaaso kadib xilka qaadis sababtay in dawladda iyo ciidan PSF ku dagaalamaan xarunta ganacsi Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading