Islaan Bashiir oo booqday Rugta Ganacsiga iyo kaydka Shidaalka Muqdisho

Kulan qado ah ayay u sameeyeen masuuliyiinya Rugta Ganacsiga Somaliya gaar ahaan, Mahamud Abdi Ali Gabayre oo ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, Islaan bashiir Islaan cabdille iyo waftigisii.

Qadadaas,ayaa waxaa ka soo qayb galay Ganacsatada iyo Mulkiilayaasha Shirkadaha ugu waawayn Somaliya qaar ka mid ah.

Islaan Bashiir ,ayaa qadada kadib booqday kaydka shidaalka ugu wayn Xamar oo ay dhistay shirkadda Somali Fuel Company.

Islaan Bashiir iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa maalmahan ku sugan Muqdisho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading