Islaan Ciise “Sharcigu ha gaaro meel kasta oo Puntland kamid ah” (VIDEO)

Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo kamid ah Isimada Puntland ayaa ka hadlayay boobka dhulka iyo dhacdooyinka ay dilalku kamid yihiin ee ka dhasha, isagoona taageeray qorshaha Xukuumadda Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni, ee ku aadan wax ka qabashada boobka dhulalka iyo qorshaha deegaameynta.

“Madaxweyne yey noqon 5-KM oo cagafta xunta la mar-mariyay go’aanka iyo sharciga shaqeynaya intuu gaarayo, meel kasta oo Puntland ay lee dahay sharciga iyo nidaamku ha gaaro” ayuu yiri Islaan Ciise Islaan Maxamed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading