Ismaaciil Cumar Geelle oo markii 5-aad ku guuleystay Doorashada Jabuuti

Generated by IJG JPEG Library

Ismaaciil Cumar Geelle oo 73 jir ah ayaa markii shanaad ku guuleystay doorashadii Madaxweynaha ee ka dhacday Jabuuti, wuxuu helay 98% cododkiii dadweynaha reer Jabuuti, halka musharaxii la tartmayay Zakariye Ismaaciil Faarax uu ka helay 1.59%.

Geelle ayaa markii u horreysay xilka Madaxweynaha qabtay, sannadkii 1999 kii, waa mid ka mid ah hoggaamiyaasha ugu waqtiga dheer qaarada,


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading