Ismaaciil Aadan Diiriye, oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kana qeybgalayay Barnaamijka Madasha Haldoorka ayaa la hadlay Hanaanka Dowlad dhiska iyo Faa’idada nidaamka Federaalka, isagoona sheegay in nidaamka Federaalka ee Soomaaliya qaadatay uu eg yahay haatan mid fashilmay, taas bedelkeedana dalka loo raro Hanaanka Confederation.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.