Israa’iil oo Dhulka dhigtay mid ka mid Daarihii ugu dhaadheeraa Qasa

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil,ayaa burburiyay dhisme 11-Dabakh ah oo ku yaala Bartamaha Magaalada Qasa.

Daartan,ayaa ka koobnayd 100-Guri,waxayna ahayd mida Labaad ee ugu weyn Magaalada Qasa.

Israa’iil waxay udigtay Shacabkii deganaa in ay ka guuraan ka hor intaysan garaacin Daartaas iyo guud ahaan Deegaanka.

Netanyahu,ayaa wacad ku maray in uu Xamaas tirtirayo.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading