Duqeymo culus,ayaa ka socda koonfurta Qasa,iyadoo hayβadaha udooda xuquuqda aadanaha ay sheegayaan in waxa halka ka dhacaya ay tahay wax aan horey loo arkin.
Waxaa la soo warinayaa argagax daran oo ay la kulmayaan dadka halka ku nool oo duqeymuhu ay ugu socdaan si aan kala goβ lahayn.
Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Xamaas ayaa sheegay in dib u bilaabista wadahadalada ku saabsan is dhaafsiga maxaabiista Falasiiniyiinta ah iyo kuwa Israaβiil ay tahay in lagu xiro xabad joojin joogto ah.
Hase yeeshee Israaβiil,ayaa sheegtay in ay sii wadeyso dagaalka iyo duqeymaha ilaa ay meesha ka saarayso Xamaas.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.