Israa’iil oo ka hadashay weerarka Saldhiga Ciidamada QM Ee K.Lubnaan

“Israa’iil lama dirirayso Ciidamada Nabad ilaalinta ee QM,lama dirirayso Shacabka Lubnaan,waxay la diriraysaa Xusbullaah oo ah argagixiso Iran taageerto oo isticmaalaysa Xuduuda Lubnaan,waxaan idinka codsanaynaa in aad si KMG ah ubanaysaan Saldhigaas inta aan hawlgalka fulinayno”Ayuu yiri Netanyahu.

Hadalka Netanyahu,ayaa yimid markii Israa’iil Gantaalo ay riday ku dhaceen Saldhiga Ciidamada Nabad Ilaalinta ee Koonfurta Lubnaan.

Weerarkan ayay Israa’iil kala kulantay canbaarayn caalami ah.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading