Itoobiya:-Gabar Somaliya oo loo magacaabay Wasiir heer Fadaraal ah

Wasiirka Haweenka,Dhalinyarada iyo Caruurta ee Dowlada Fadaraalka Itoobiya Filsan Cabdullaahi Axmed Yuusuf.

Waa Gabar Somali ah,waxayna noqonaysaa Gabadhii labaad oo Somali ah ee taariikhda gaartay heer Wasiir Dalka Itoobiya.

Dowlada Abiy waxay door muuqda siisay Haweenka,isagoo u dhiibay boosas muhiim ah .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading