Itoobiya oo hor istaagtay in Gedo loo magacaabo masuuliyiin cusub

Hogaankii Nabagsugida iyo xasilinta Gobolka Gedo ee Dowladii F&F Ninka lagu magacaabo Bakaal ayay Dowlada Xasan Shiikh heshiis la gashay una daysay shaqadiisii.

Gobalku in uu sidiisa ahaado oo aan wax isbadal maamul iyo amni ah lagu samayn,ayaa laysku raacay.

Dowlada Xasan iyo Maamulayaashii Gobolka xiligii F&F waxay isku afgarteen in aan Axmed madoobe lagu wareejin Gobolka.

Dhanka kale Itoobiya oo saamayn weyn ku leh Gobolka,ayaa diiday in la faragaliyo waxayna sheegtay in Mahad Salaad iyo Axmed Madoobe midkoodna inta xal la gaarayo uusan masuul cusub usoo magacaabi karin.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading