Itoobiya oo joojisay heshiisyadii Shidaal ay Shiinaha kula jirtay

Itoobiya waxay joojisay dhamaan heshiisyadii Shidaal ee ay kula jirtay Shiinaha.

Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka Itoobiya Eng.Tikulu Umma,ayaa sheegay in ay joojiyeen heshiishyadii baarista shidaalka ee kala dhaxeeyay Shirkada Poly-GC oo laga lahaa Dalka Shiinaha.

Abiy wuxuu aqbalay cadaadiskii reer Galbeedka,waxuuna isku dhiibay Maraykanka sida muuqata.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading