Itoobiya oo ka cudur daaratay ka qaybgalka Shirka IGAD

Shirka IGAD,ayaa dhacaya 18-ka Bishan,waxaana Qodobada Miiska usaaran ee looga xaajoonayo ay kala yihiin…

1. Somaliya vs Ethiopia
2. ⁠Sudan Conflict

Hadii uu kasoo baxo Shirka go’aamo Itoobiya ka dhan ah oo taageero u ah Somaliya,waxay noqon doontaa in Itoobiya looga adkaaday IGAD oo Maqnaanshaheedu muujiyay diciifnimo Diblomaasiyadeed.

Itoobiya,waxaa umacno badnaan lahayd in ay Madasha timaado oo ay ka dhex dagaallanto,balse waxay hada umuuqanaysaa in aysan haysan wax garab Diblomaasi ah.

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading