Itoobiya oo shaacisay heshiiska ay la gashay Somaliland

Labada Sadar ee ugu horeeya ayey ku cadaysay qiilka ay u haysato Aqoonsiga ay siinayso SL Todobaadka soo socda.

“In ay dal ahayd la qoonsan yahay 1960-kii si iskeed ahna ula midowday Muqadisho,isla markaana dib ula soo noqotay Sanadkii 1991″Ayay qirtay.

Waxaa kaloo qoraalka lagu sheegay in heshiiskan mudo laga soo shaqaynayay oo uu Dan uyahay Labada Wadan.

SL,ayaa Saami ku yeelanaysa Shirkada Itoobiyan Airlines,isla markaana waxay Itoobiya la baadigoobaysaa aqoonsi ay hesho.

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading