Itoobiya,waxay shaacisay in Ciidamadeedu ka qeyb qaadanayaan hawlgalka AUSSOM.
Sidoo kale Labada Wadan ku heshiiyeen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga amniga.
Tani ma muran ayay leedahay in ay tahay fashil Siyaasadeed 100%.
Xasiloonida Geeska,waxaa Caalamka uga masuul ah Itoobiya,iyadaana kala Shaqaysa DG-yada uu ugu horeeyo kan Xamar.
Waaqici in aad ku nooshahay,waa muhiim.
Saakay,waa Somalidee mida isku eedayn karta jacaylka Itoobiya?
Itoobiya uma baahna Nacayb iyo Jacayl oo waa awood xaqiiqiya oo jirta.
Siyaasigii fahmi waaya oo aragti gaabnidiisa la dareen noqda Shacabka,sida Xasan oo kale,ayuu ceeboobaa.
PL Xisaabtu kama khaldamin.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.