Jaaliyada Puntland Ee Uk oo dooratay hogaan cusub

Jaaliayada Puntland ee UK,ayaa dooratay hogaan cusub oo ay yeelanayso Jaaliyadaas.

Gudoomiyaha Jaaliyada,ayaa loo doortay Marwo. Jawaahir C.qaadir Carabay,waxayna xilka haynaysaa ilaa 2026.

Jaaliyada UK,ayaa ka mid ah kuwa ugu qiimaha badan ee ugu miisaanka culus Jaaliyadaha PL ee Qurbaha.

Isbadalka Jaaliyada,ayaa ah mid Dimuqraadiya oo mudo xileed leh,qabsoontana ,hoos ka daawo muuqaalka Xaflada.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading