Jaamacada Carabta oo baaq udirtay Somalida

Wadamo badan iyo ururo calami ah oo daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa baaqyo kala duwan ka soo saarey xaalada cakiran ee siyaasada Soomaaliya.

Ururka Jaamacada Carabta oo baaqyadaasi kuwoodii ugu danbeeyey soo saarey ayaa sheegey in ay muhiim tahay in hogaamiyayaasha Siyaasada ee Soomaalida ay wada hadlaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading