Jaamacada Carabta oo War adag kasoo saartay xiisada Itoobiya iyo Somaliya

Jaamacadda Carabta,ayaa ku hadashay Luuqad adag kadib kulankii ay ka yeelatay khilaafka  Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiiska isfahan ee SL iyo Itoobiya.

Qoraalka kasoo baxay Jaamacada Carabta,wuxuu ka adag yahay luuqad ahaan kan kasoo baxay Midowga Afrika Labada jeer.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading